Xukuumadda Federaalka oo casumaad u fidisay Dhammaan xubanaha guddiga Farsamada ee doorashooyinka

August 5, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Xukuumadda dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay casumaad u fidisay Dhammaan xubanaha guddiga Farsamada ee ka baaraan-dega Talooyinka la xariira Hanaanka iyo Habsami u socodka Doorashooyinka dalka dhamaantood, kuwaas oo ka kooban 16 xubnood Waxaan ay laga codsaday in ay yimaadaan magaalada Muqdisho.

Qoraalka ka soo baxay Xukuumada dowladdu Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay mid khilaafsan heshiiskii lagu gaaray Dhuusamareeb ee lagu balamay in bisha Augost 15 la iskugu yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online