Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya.[Masawiro]
(September 1, 2020)
Muqdisho:- Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya sida Qaramada
Guddiga Tirakoobka iyo diiwaangelinta Ciidanka Puntland oo tirakoobay ciidanka Xerada Caano-ka dhan ee Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 1, 2020)
Gaalkacyo:-Guddiga Tirakoobka iyo diiwaangelinta Ciidamada dowladda Puntland ayaa weli dardar ku wada howsha tirakoobka Ciidamada ee ka socota qaybta 60aad ee gobolka Mudug. Waana xerada Caano-ka dha
Madaxweynaha PL oo loogu soo dhaweeyey Muqdisho[Masawiro/Video]
(September 1, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Muqdisho. [ngg src="galleries" ids="3360" display="basi
Madaxweynahaa Jubaland iyo Safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya Soomaaliya oo kulmay.[Masawiro]
(September 1, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynahaa Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kula la qaatay Safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Donald Yamamoto. Kulankan oo Madaxweynaha uu ku we
Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdi la socda oo gaaray Muqdisho.[Video]
(September 1, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo boqolaal dadweyne ah ay
Madaxweynaha Jubaland oo tababar u soo xiray Ciidamo
(September 1, 2020)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo katirsan Ciidamada Darawiishta Dowlada Jubaland. Ciidamadan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qaybqaadanay
Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay magaalada Muqdisho.
(September 1, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladd