Madaxweynaha Gal-Mudug oo safar ku tegay dalka Jabuuti.[Masawiro]
(September 2, 2020)
Dhuusamareeb:-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Waxaa garoonka Diyaaradaha Ma
Madaxweyne Farmaajo oo daah furay Manhajka Dugsiyada sare ee Dalka
(September 2, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirrada iyo Ag
Madaxweynaha Puntland oo Booqasho ugu tegay Madaxweynihii hore ee DFS Xassan Sh Mohamuud.[Masawiro]
(September 2, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, Kulanka waxaa ka