Dagaal culus oo dhexmaray dad shacab ah iyo ururka Al-Shabaab.[Dhagayso]
(September 4, 2020)
Gaalkacyo:-Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyooday, 6 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal dhexmaray kooxda Al-Shabaab iyo dadka deegaan ka tirsan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Dagaalku wuxuu b
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo booqasho ugu tegay Madaxweyne Deni.[Masawiro]
(September 4, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu kulmo gaar gaar ah la yeeshay Siyaasiyiin , Xildhibaano iyo xub
Madaxweynaha Gal-Mudug oo la Kulmay Madaxweynaha Jabuuti.[Masawiro]
(September 4, 2020)
Jabuuti:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga mad
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo talaagado lagu kaydiyo talaalka gaarsiiyay deegaano ka mid ah Gobolka Sool.
(September 4, 2020)
Boocame:-Wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland ayaa qalab ka kooban talaagada lagu kaydiyo taalalada xarumaha hooyada iyo dhalaanka. Iskuduwaha wasaaradda Cabdiraxmaan Cumar Cadee ayaa gaarsiiya
Madaxweynaha PL oo la kulmay Xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka.[Masawiro]
(September 4, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan casho Sharaf ah u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Mada