Golaha Wasiirrada Federaalka oo Meel Mariyay Xunbaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-Dagallanka Musu-Maasuqa
(September 7, 2020)
Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu ay u soo xushay inay kamid noqdaan guddiga mad
Madaxweynaha Gal-Mudug oo dib ugu soo laabatay Dhuusamareeb.[Masawiro]
(September 7, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug. Mad
Madaxweynaha Jubbaland oo Khudbad ka jeediyey kulan soo dhoweyn ah oo loogu sameeyay Muqdisho.[Video]
(September 7, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu soo dhawaynayay Madaxweynahaasha Jubbaland iyo Puntland iyadoo munaasabadan a
Madaxweynaha PL oo Khudbad kajeediyey kulan soo dhoweyn ah oo loogu sameeyay Muqdisho.[Video/Masawiro]
(September 7, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa khudbad ka jeediyay kulanka soo dhoweyn ah oo loo sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland. Madaxweynaha ay
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey Muqdisho [Masawiro]
(September 7, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay kulanka soo dhawayn ah oo loo sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah JFS ee Jubaland iyo Puntland. U
Madaxweyne Cali Mahdi oo qado sharaf u sameeyey Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland
(September 7, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabad qado sharaf ah oo lagu soo dhoweeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland. Kulanka Madaxweynaya