Nadwadii 15 aad oo ka bilaabatay Masjidka Cumar Binu Khadaab ee Degmada Qardho (Masawiro)
(September 9, 2020)
Qardho:-Waxaa Caawa oo Khamiis ah Taariikhduna tahay 10 September si Rasmi ah uga bilaabaray Degmada Qardho Gaar ahaan Masjidka Cumar Binu Khadaab Nadwadii 15 aad ee Sanadlaha ahayd, Nadwadaas waxaa
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah furay dhismayaal cusub ee wasaarada amniga DDR-ta ee Puntland.[Masawiro/Video]
(September 9, 2020)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daahfuray dhismayaal cusub iyo dib u dayactir lagu sameeyey Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta ee Dowladda Puntland.
Ciidanka Booliska gobolka Bari oo qabtay koox dil ka geystay Degmada Carmo.[Video]
(September 9, 2020)
Carmo:-Taliska ciidanka Booliska gobolka Bari ee Puntlan d ayaa waxaa laga soo xigtay in lagu guulaystay in lasoo qabto kooxo dhagarqabayaal ah oo dil ka geytay degmada Carmo ee gobolka Bari. Ciidank