Hoobiyaal oo caawa lagu weeraray xaafaddaha Magaalada Muqdisho
(September 10, 2020)
Muqdisho:-Magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa ka dhacay weeraro loo adeegsaday Madaafiic gaaraysa ilaa 10 Madfac waxaan lagu weeraray qaar ka mid ah xaafado kale duwan ee ku yaal magaalada Muqdisho.W
Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la qaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
(September 10, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaad
Madaxweynaha PL oo ka qayb galay kulan qado ah oo ka dhacay Villa Soomaaliya.
(September 10, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Qado ah oo Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo u sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha xub