Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyii Rugta Ganacsiga Jubbaland
(September 11, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Shacabka Puntland, iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa tiiraanyada la wadaagay shacabka Jubaland gee
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeey dilkii loo geystay Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed
(September 11, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii argagixisani
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland oo magacaabay Guddiga qaban qaabada aaska Sh Shaafi Raabi
(September 11, 2020)
Kismaayo:-Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa uu magacaabay guddiga qabanqaabada aaska gudoomiyihii hore ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Sh Shaafi Raabi Kaah
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo
(September 11, 2020)
Kismaayo:-Waxaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam xili maanta qarax is miidaamin ah lagu dilay Sh Shaafi Raabi Kaa
Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo ka tacsiyey dilkii Sh Shaafi Rabi Kaahin
(September 11, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Marxuum Shaafi Raabi
Qarax lagu dilay Sh Shaafi Raabi Kaahin oo ka dhacay Kismaayo
(September 11, 2020)
Kismaayo:-Allah unaxariistee Waxaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray qof naftii halige ah uu la beegsaday Sh Shaafi Raabi oo ahaa Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga ee Jubbaland xil uu ka oo baxay baxay Masj