Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo ka qayb galay aaska Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga Sh Shaafi Raabi Kaahin
(September 12, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Shaafi Raabi Kaahin. Labada M