Madaxweyne Farmaajo oo gudoonka Baarlamaanka labada Aqal kala hadlay sii ambaqaadida heshiiska Doorashooyinka Dalka.[Masawiro]
(September 22, 2020)
Muqdisho:-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaal
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.[Masawiro]
(September 22, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish”. Guddo
Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar oo gacanta kusoo dhigay 20 dhalo oo khamri ah iyo gaarigii waday.
(September 22, 2020)
Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar gaar ahaan Taliska kantaroolka konfureed ee magaalada Qardho ayaa gacanta kusoo dhigay 20 dhalo oo khamri ah iyo gaarigii waday. Waxaana saaka lagu soo bandhigay sald
Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gal-Mudug.[Dhagayso]
(September 22, 2020)
DHUUSAMAREEB:-Iska horimaadyo xooggan ayaa maanta ciidamada dawladda iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka Miir Duugle oo dhinaca Bari ka xiga magaalada Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa