Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland iyo wafdi la socda oo ku sugan Badhan
(September 26, 2020)
Badhan:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo ay Wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, Xildhibaano ka tirsan Puntl
Madaxweynaha Gal-Mudug oo gaaray degmada Cadaado.[Video]
(September 26, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Degmada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen Maam
Madaxweynaha Puntland oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Baydhabo
(September 26, 2020)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee m
Madaxweynaha Jubbaland oo guul Taariikh ah ku til maamay ansixinta heshiiska doorashooyinka Dalka
(September 26, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta meel mariyeen. Waxaa Madaxweynahu
Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo cod Aqalabiyad ah ku ansixiyey heshiiskii Doorashada 2020/21
(September 26, 2020)
Muqdisho:-Kulan gaar ah oo ay saaka iskugu yimaadeen Labada aqal ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeyen heshiiska siyaasadeed ee doorashada 2020/21 oo dhawaan ay w