Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Safiirrada Caalamka U Fadhiya Soomaaliya
(September 28, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Yuru