Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Puntland oo ka warbixiyey Shirka wadatashiga (Daawo)

September 17, 2020 - Written by Editor

War-Murtiyeedka kasoo baxay Shirka Wadatashiga DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir, waxaa akhrinaya Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Jaamac Dabaraani


Halgan.net
Muqdisho

Comments are closed.