Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gal-Mudug.[Dhagayso]

September 22, 2020 - Written by Editor

DHUUSAMAREEB:-Iska horimaadyo xooggan ayaa maanta ciidamada dawladda iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka Miir Duugle oo dhinaca Bari ka xiga magaalada Dhuusamareeb.

Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu dhaliyey khasaare kala duwan. Haddaba dagaalkan ayaa weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq waxa uu ka waraystay wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,973 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>