Ciidanka Booliska Goodir ee lagu soo tababaray Qardho oo la wareegay Baraha Kontroolada Mudug iyo Nugaal

September 29, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Dawladda Puntland Gen: Caydiid Axmed Nuur oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Saldhigyada Booliska Degmooyinka iyo Baraha Kaantaroolada ee Mudug iyo Nugaal lagu wareejiyey Ciidanka Booliska Puntland oo dhawaan Tababarku uu u soo dhamaada.

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa’idTaliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Dawladda Puntland Gen: Caydiid Axmed Nuur

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>