Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland oo magacaabay Guddiga qaban qaabada aaska Sh Shaafi Raabi

September 11, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa uu magacaabay guddiga qabanqaabada aaska gudoomiyihii hore ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Sh Shaafi Raabi Kaahin oo maanta qof naftii halige ah uu ku dilay magaalada Ksimaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,596 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>