Madaxweynaha Dowladda Jubbaland oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey Muqdisho [Masawiro]

September 7, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay kulanka soo dhawayn ah oo loo sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah JFS ee Jubaland iyo Puntland.

Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay Xafladda soo dhawaynta ah isagoo Madaxda waxaana uu Masuuliyiinta kulanka ka soo qaybgashay uu la wadaagay dadaalada lagaga mira dhalinayo sidii dalka ay uga dhici lahayd Doorasho xiligeeda ku dhacda oo la isku raacsan yahay.

Waxaa Kulanka soo diyaariyay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Mudane Cali Mahdi waxaana uu ahaa kulan ayaa lagu maamuusayay joogitaanka Magaalada Muqdisho ee Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland

DHAMMAAAD.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,597 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>