Madaxweynaha Gal-Mudug oo dib ugu soo laabatay Dhuusamareeb.[Masawiro]

September 7, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur se Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Max’ed Nur Gacal, xubno ka tirsan labadda gole, Hawl-wadeenada Madaxtooyada iyo qeybaha bulshada.

Socdaalka Madaxweynuhu ku tegay Dalka Jabuuti oo la xiriiray xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha gaar ahaan dhanka Dekadaha ayaa ku soo idlaaday guul iyo is-afgarad.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA GM.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,597 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>