Madaxweynaha Jubaland oo Khudbad ka jeediyey Golaha Aqalka Sare

September 6, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khudbad u jeediyay Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.