Madaxweynaha PL oo ka qayb galay kulan qado ah oo ka dhacay Villa Soomaaliya.

September 10, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Qado ah oo Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo u sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa hordhac u ah Shirka Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha ka ah u madlanyihiin, kaasi oo looga hadli doono sidii ay dalkan uga dhici laheyd doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda ku dhacda.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,597 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>