Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay magaalada Muqdisho.

September 1, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada ayaa weftiga Madaxweynaha kusii sagootiyey Garoowe.

——– Dhamaad———

Comments are closed.