Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya.[Masawiro]

September 1, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:- Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Mareykanka, UK, Sweden, Midowga Europe , IGAD, African Union iyo Talyaaniga.

Kulanka oo xubno ka mid ah Wakiilada ay kaga qeybgaleen hab maqal iyo muuqaal ah waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021, iyo sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda ku dhacda.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,102 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>