Madaxweyne Cali Mahdi oo qado sharaf u sameeyey Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland

September 7, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabad qado sharaf ah oo lagu soo dhoweeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland.

Kulanka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa waxaa ku weheliya ,Senatero, Xildhibaano, Wasiiro, ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jubbaland iyo Puntland.

Wufuud Madaxweynaha Puntland iyo Jubbaland ayaa waxaa soo dhaweynta u sameeyey siyaasiyiin waaweyn ee ka soo jeeda magaalada Muqdisho oo uu hogaan u yahay Madax weynihii hore ee Somaaliya Cali Mahadi Maxamed ,iyo Hassan Sheekh Mohamuud.

Munaasabad qado sharaf ah ee lagu soo dhoweeyay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa ah mid lagu dhisayo Isbahaysiyo siyaasadeed maadaam la marayo waqti kala guur ah oo dalka Soomaaliya uu galayo waqti kala guur.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,597 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>