Hadal-Jeedinta Madxweyne Farmaajo ee Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.[Video]
(September 25, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Golaha Loo dhanyahay, martida sharafta leh, Marwooyin iyo Mudanayaal. Waxaa sharaf iyo nasiib ii ah in aan hadaljeedintan ka sameeyo golahan maanta oo ay ku beegantahay sanad g
Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof.Gaas oo talooyin u soo jeediyey Ra’iisul wasaaraha cusub
(September 24, 2020)
Nairobi:-Prof. Cabdiweli Gaas, Ra'iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in Ra'iisul-wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble uu wakhti yar haysto, sidaas darteedna uu kula talinayo in wasiiro
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada ee Puntland
(September 24, 2020)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo maanta looga hadlay Amniga, xaaladda
Madaxweynaha Puntland oo lagusoo dhaweeyey Baydhabo
(September 23, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Baydhabo. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis
Madaxweye Farmaajo oo u mahad celiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta RW
(September 23, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda
Madaxweyne Farmaajo oo gudoonka Baarlamaanka labada Aqal kala hadlay sii ambaqaadida heshiiska Doorashooyinka Dalka.[Masawiro]
(September 22, 2020)
Muqdisho:-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaal
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.[Masawiro]
(September 22, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish”. Guddo
Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar oo gacanta kusoo dhigay 20 dhalo oo khamri ah iyo gaarigii waday.
(September 22, 2020)
Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar gaar ahaan Taliska kantaroolka konfureed ee magaalada Qardho ayaa gacanta kusoo dhigay 20 dhalo oo khamri ah iyo gaarigii waday. Waxaana saaka lagu soo bandhigay sald
Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gal-Mudug.[Dhagayso]
(September 22, 2020)
DHUUSAMAREEB:-Iska horimaadyo xooggan ayaa maanta ciidamada dawladda iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka Miir Duugle oo dhinaca Bari ka xiga magaalada Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa
Ciidamada Booliska PL Goodir oo dhawan tababar ugu soo xirmay Xerada Xorgoble oo u ambabaxay xarunta Taliskooda ee Garoowe.[Masawiro]
(September 21, 2020)
Qardho:-Ciidamada Booliska Dawladda Puntland GOODIR ee dhowaana loo soo xiray tababarka ay qaateen ayaa maanta durhur- nimadii u ambabaxay Taliska Ciidamada Boolisku ku leeyahay caasimada Dawladda Pu

« Previous PageNext Page »