Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof.Gaas oo talooyin u soo jeediyey Ra’iisul wasaaraha cusub

September 24, 2020 - Written by Editor

Nairobi:-Prof. Cabdiweli Gaas, Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul-wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble uu wakhti yar haysto, sidaas darteedna uu kula talinayo in wasiiro cusub aanu soo magacaabin ee sii haysto wasiiraddii horey u joogay oo uu sheegay inay shaqada loo baahan yahay qaban karaan. Jacfar Kuukay ayaa Prof. Cabdiweli Gaas ka wareystay howlaha horyaalla Ra’iisul-wasaaraha cusub.


Hoos ka Daawo waraysiga Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cabdiweli Gaas.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,200 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>