Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland iyo wafdi la socda oo ku sugan Badhan

September 26, 2020 - Written by Editor

Badhan:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo ay Wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, Xildhibaano ka tirsan Puntland, iyo Masuuliyiin ka tirsan Guddiga ku meel garka ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa kulan Laqaatay Madaxda Gobalka Sanaag, Maamulka Degmada, iyo saraakiisha Ciidanka Degmada baran ee Gobalka Sanaag.

Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa wada shaqeynta Bulshada iyo Dowladda, si bulshada loogaarsiiyo Dowlad wanaaga.
adkeynta amniga, Dardar gelinta Bixinta Canshuuraha, Arrimaha Hormarinta Degmada Baran ee Gobalka Sanaag iyo Wacyi galinta Hannaanka Geedi socodka Dimuqraadiyeda Puntland.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>