DFS oo Bayaan ka soo saartay Aflagaadada Faransiiska Nabigeena NNKH.
(October 31, 2020)
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ah
Fadhiga 5-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland
(October 31, 2020)
Fadhiga 5-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan ku
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay shirka lagu hormarin degmooyinka Puntland
(October 27, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta soo xiray shirka Soo bandhigidda waxbadalka aragtiyaha Dowladaha
Gudoomiyihii Fulinta ee shirkadda Amal ee Jubooyinka oo Kismaayo lagu dilay.
(October 26, 2020)
Allah ha u naxariisto Cabdullahi Cabdisalaan (Shigshigoow) oo ahaa gudoomiyihii fulinta ee shirkadda Amal ee gobalada Jubooyinka ayaa duhurkii maanta lagu dilay magaalada Kismaayo. Allah ha u naxa
Dugsigga Tababaradda Ciidamadda ee Xorgoble ee Qardho oo uu ka socdo tababaro iyo Tayaynta ciidanka
(October 26, 2020)
Qardho:-Dugsigga Tababaradda Ciidamadda ee Xorgoble ee magalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa si habsami leh ugga socda Qorshaha dib-u-habaynta Ciidamadda Puntland iyo tayayntooda. Cii
Madaxweynaha Puntland oo safar ugu baxay dalka Itoobiya
(October 26, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntand Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha kusi
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Gabadh lagu dilay Boosaaso[Video]
(October 25, 2020)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta Booqday Isbitaalka Weyn ee magaalada Bosaaso ,Booqashada Taliyaha ayaa waxaa ay daarnay in ay baaritaan ku samee
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.[Masawiro/Video]
(October 25, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha oo khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga ayaa beyaamiyey in Xukuumaddu guulo muhiim ah ka gaartay Amniga, Arrimaha Gudaha Iyo Dumuqraadiyeynta, Arrimaha Siyaasadda
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xukuumadda cusub.[Dhagayso]
(October 24, 2020)
Muqdisho:-Kulan uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal oo Golaha Shacabku ay maanta yeesheen ayay ku ansixiyeen xubnaha golaha wasiirada ee uu dhowaan magacaabay Ra’isulwasa
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo shaybaarkii 4aad ee Covid19 ka furtay Gobolka Sanaag.
(October 23, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa magaalada Baran ee Gobolka Sanaag ka furtay xaruntii 4aad ee lagu baarayo xanuunka Covid19. Wasaaradda oo ka shaqanaysay sidii loo balaarin lahaa loon

Next Page »