Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan deg deg ah qabtay.[Masawiro]
(October 3, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta qabtay kulan muhiim ah oo diirada lugu saaray sidii wax looga qaban lahaa arrimaha sicir bararka iyo kor
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Juba
(October 3, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka
Wasaaradda Waxbarashada PL oo shaacisay arday ku guulaystay deeq Waxbarasho
(October 3, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (WWTS) ee Puntland ayaa shaacisay imtixaankii ay ka qaadday arday deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda ah oo loo dirayo dalka Ethiopia.