Wafti ka socda wasaaradda caafimaadka Puntland oo kormeer Shaqo maanta uga bilawday Gobolka Mudug
(October 5, 2020)
Gaalkacyo:-Wafti ka socda wasaaraadda caafimaadka Puntland oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaaradda Abdinaasir Yuusuf Xaji ayna weheliyaan agaasimaha guud iyo agaasimaha waaxda caafimaad guud ay
Ciidammada Nabad sugidda Jubbaland oo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab[Video]
(October 5, 2020)
Kismaayo:-Ciidammada Nabad sugidda Jubbaland ayaa gacanta kuso dhigay shabakad fulinjirtay silsilado weeraro ah oo ka dhacay Magaalad Kismaayo kuwaas oo lagu dhibaateeyay qaar ka mid ah shacabka Soom
Dagaalka Azerbaijan iyo Armenia oo sii xoogeystay
(October 5, 2020)
Baku:-Dagaalka u dhaxeeya ciidamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa maanta kasii xoogeystay gobolka la isku haysto ee Nagorno-Karabakh, ayada oo ay sii kordheyso cabsida la xiriirta khasaaraha dadka rayi
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo taliye ku xigeen magacaabay.
(October 5, 2020)
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Cabdulaahi Aadan Sangar Yariisow umagacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Darawiishta Koonfur Galbeed.----Dhamaa
Kulan Dhexmarey maanta Wasaarada Maaliyada Puntland iyo Ganacsatada Warshadaha
(October 5, 2020)
Kulanka oo ay isugu yimaadeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cumar Xasan Fiqi,Guddoomiye kuxigeenka Bang
Ciidamada Booliska S/land oo qabtay 2 qof oo faafinay diinta Kiristaanka
(October 5, 2020)
Hargeysa:-Ciidamada Booliska maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ay soo xireen 2 qof oo lagu qabtay iyagoo faafinaya Diinta Kiristanka , Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka S/land Faysal Xiis Cilmi o