Wasaaradda Caafimaadka PL oo Gaalkacyo ka daahfurtay shaybaarka lagu baaro Covid19.[Masawiro]
(October 6, 2020)
Gaalkacyo:-Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kaa shanaysa Wold Vision ayaa maanta magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka furtay shaybaarkii saddexaad ee Puntland lagu baarayo caabuqa Covid19
Madaxweynaha Jubaland oo maanta furay Kal-Fadhiga Saddexaad ee Golaha Wakiilada Jubaland.[Masawiro/Video]
(October 6, 2020)
KIsmaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada Jubaland isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo kala duwan.