Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey Geerida Prof Cali Khaliif Galeydh
(October 8, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxa
Puntland oo ka tacsiyeysay Geerida Prof Cali Khaliif Galeydh.
(October 8, 2020)
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Garoowe :-Madaxweyne Ku-xigeenka, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka P