Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka Prof.Cali Khaliif Galeyr oo Muqdisho Lagu aasay
(October 10, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ah
Wasiirka Arrimaha Gudaha PL oo laga waraystay korar lagu sameeyey golaha deegaanka ee Badhan.[Video]
(October 10, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland oo la hadlay Puntland TV ayaa ka warbixiyay doorka Puntland ay ka qaadatay heshiiskii arrimaha dooras
Madaxweynaha Jubbaland oo u Hambalyeeyey Golaha deegaanka ee Degmada Afmadow
(October 10, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diraygolaha Cusub ee deegaanka Degmada Afmadow oo doorashadooda maalmahan ay ka socotay halkaas isla markana maanta
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo tegay Muqdisho si uu uga qayb galo aaska Prof Cali Khaliif
(October 10, 2020)
Muqdisho:-Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madax weyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Muqdisho, Madaxweyne ku-X