Madaxweynaha Gal-Mudug oo booqdayCiidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Qeybta 21aad.[Video]
(October 17, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa ku booqday Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Qeybta 21aad deegaano ay ka socdaan howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaa
Guddiga Shuruucda & Caddaaladda Golaha Wakiillada Puntland oo kulmay
(October 17, 2020)
Garoowe:-Guddiga Shuruucda & Caddaaladda Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa Xarunta Golaha kulan kula qaatay Madaxda Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta, Dhaqan-celinta Iyo Dastuurka DP
Madaxtooyada Puntland iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha oo kulmay.[Masawiro]
(October 17, 2020)
Garoowe:-Shirkan oo labadii bilood ay mar iskugu yimadaan Madaxtooyada Puntland iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay'adaha Madax banaan ee Dowladda Puntland ayaa maanta ka furmey magaalada