Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]
(October 18, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe. Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka muuqatay guusha iyo doorkii muhimka ahaa ee uu ka