Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo laga hadlay Amniga iyo Covid19
(October 22, 2020)
Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorshaha horumarin