Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Gabadh lagu dilay Boosaaso[Video]
(October 25, 2020)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta Booqday Isbitaalka Weyn ee magaalada Bosaaso ,Booqashada Taliyaha ayaa waxaa ay daarnay in ay baaritaan ku samee
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.[Masawiro/Video]
(October 25, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha oo khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga ayaa beyaamiyey in Xukuumaddu guulo muhiim ah ka gaartay Amniga, Arrimaha Gudaha Iyo Dumuqraadiyeynta, Arrimaha Siyaasadda