Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay shirka lagu hormarin degmooyinka Puntland
(October 27, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta soo xiray shirka Soo bandhigidda waxbadalka aragtiyaha Dowladaha