Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Booqday dekadda Garacad.[Video/Masawiro]

October 1, 2020 - Written by Editor

Garacad:-Wafdi ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar oo uu hogaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu socdaal ku maray deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Mudug.

Wafdiga Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey dhamaan degaanadii uu maray waxaan uu kulamo la qaatay Nabadoonada iyo Cuqaasha iyadoona dhamaan soo dhaweynta Boqor Burhaan Boqor Muuse aan loo kala harin.

Wafti ay hogaaminyaan Boqor Burhaan Boqor Muuse Iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo qaar ka mida Isimada Waxgaradka iyo Nabadona Gobalka Mudug aya si diiran logu so dhaweeyay Degmada Jariiban.

Wafdiga Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa markii ay gaareen Gobolka Mudug waxaa Boqorka Burhaan Boqor Muuse soo dhaweeyey, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, Suldaan Maxamed Suldan Hurre iyo waxgarada kale duwan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2020
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online