Ciidammada Nabad sugidda Jubbaland oo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab[Video]

October 5, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Ciidammada Nabad sugidda Jubbaland ayaa gacanta kuso dhigay shabakad fulinjirtay silsilado weeraro ah oo ka dhacay Magaalad Kismaayo kuwaas oo lagu dhibaateeyay qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed.


Taliska Ciidammada Nabad Sugidda Jubbaland oo faahfaahiyay qaabka ay ugu suurtagashay fashilinta shabakad abaabulan oo katirsan kooxda Alshabaab kuwaas oo ka howlgali jiray Magaalada Kismaayo.

Source: TV-ga Jubbaland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,467 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>