Dugsigga Tababaradda Ciidamadda ee Xorgoble ee Qardho oo uu ka socdo tababaro iyo Tayaynta ciidanka

October 26, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Dugsigga Tababaradda Ciidamadda ee Xorgoble ee magalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa si habsami leh ugga socda Qorshaha dib-u-habaynta Ciidamadda Puntland iyo tayayntooda. Ciidamada lagu siinayo tababarka Xorgoble ee magalada Qardho ayaa waxay ka kala tirsan yihiin qaybaha kale duwan ee ciidanka waxan la siiyaa tababaro kala nooc ah.

Cutubyo Katirsan Ciidamada madaxtooyooyinka Puntland ee magaalooyinka iyo kuwa loogu tala galay howl gala gaar ah ayaa maanta soo bandhigay qaar k amida casharadii la baray.Ciidamadaan oo tababarkoodu yahay mid soo gabagaboobey waxay in mud ah tababaro kale duwan ku qaadanayeen Dugsiga tababarka ciidanka ee Xorgoble ee magaalada Qardho.

Dugsigga Tababaradda Ciidamadda ee Xorgoble ee magalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa saaka waxaa booqday qaar ka mid ah saxaafada ka howl gasha deegaanada Puntland waxaan ay ka diyaariyeen warbixin kooban iyagoona ciidanka la galay safar gaaban oo ku saabsan dhinacooda tababarka Ciidanka.

Hoos ka Daawo Dugsigga Tababaradda Ciidamadda ee Xorgoble ee qardho oo uu ka socdo tababaro iyo Tayaynta ciidanka

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
October 2020
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online