Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo u safray Baydhabo

October 19, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Koonfur-Galbeed.

Safarka Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo xildhibaannadda Golaha Wakiillada DPL ee Baydhabo ayaa ah mid ay uga qeyb-galayaan Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Koonfur-Galbeed.

Garoonka diyaaradaha ee Garoowe ayaa wefdiga Guddoomiye ku xigeenka 1aad waxaa ku sii sagootiyey Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane. Ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaano, Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada iyo Saraakiil ka tirsan Baarlamaanka.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
October 2020
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online