Guddoonka Golaha Wakiillada oo 200 oo fuusto oo daamur ah ku wareejiyey Guddiga Wadada Ceel-daahir illa Ceeri-gaabo

October 7, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoonka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta ku wareejiyey Guddiga Wadada Ceel-daahir illa Ceeri-gaabo lacag qoondo ah oo loogu tallo-galay iibka 200 oo fuusto daamur ah taas oo Golaha ogolaaday Kalfadhigii 46-aad.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,467 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>