Gudoomiyihii Fulinta ee shirkadda Amal ee Jubooyinka oo Kismaayo lagu dilay.

October 26, 2020 - Written by Editor

Allah ha u naxariisto Cabdullahi Cabdisalaan (Shigshigoow) oo ahaa gudoomiyihii fulinta ee shirkadda Amal ee gobalada Jubooyinka ayaa duhurkii maanta lagu dilay magaalada Kismaayo.

Allah ha u naxariisto walaal Claahi wuxuu ahaa Akhyaarta iyo haldoorka magaalada Kismaayo.

Ciidamada amaanka ee Kismaayo ayaan goobta imaan markii la dilay Cabdullaahi waxaana goobta ka qaaaday qaar ka mid ah shaqaalaha shirka Amal .

Cabdi Yare
Kismaayo

Comments are closed.