Ku-Simaha Madaxweynaha Puntland oo qaabilay qoyskii alle ha u naxariistee Rw Cali Khaliif Galayr.

October 11, 2020 - Written by Editor

Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qaabilay qoyskii alle ha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore Cali Khaliif Galayr.

Madaxweyne ku-xigeen Axmed Karaash ayaa qoyska la wadaagay dhambaal tacsiya, isagoo illaahay uga baryay inuu marxuumka janadii geeyo iyagana samir iyo iimaan alle kasiiyo.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Comments are closed.