Madaxweynaha Dowladda Puntland oo u safray dalka Kenya.[Masawiro]

October 2, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa muddo bil ah u joogay Muqdisho jiheynta Dalka marxaladda kala guurka ah iyo sidii ay wakhtigeeda ugu dhici laheyd doorasho la isla ogolyahay, taasi oo lagu guuleystay in la go’aamiyo lana ansixiyo iyadoo xalayna lasoo dhameystiray soo gudbinta habka, guddiyadda, habraaca iyo jadwalka doorashadda.

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa marwalba dadaal joogto ah ku bixisa dhismaha Dowladdnimada Soomaaliya iyo ka gudbinta dalka marxaladdaha kala duwan, Safarkii Madaxweynaha ee Muqdisho iyo shaqadii wanaagsaneyd ee uu halkan ka qabtayna waxay qeyb ka tahay sida Puntland ay masuuliyadd isaga saartay masiirka dalka.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA EE MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
October 2020
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online