Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe

October 11, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho kasoo laabtay ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Garoowe.

Soo dhoweynta Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland waxaa ka qeyb galay Xubno isugu jira labada Gole ee Dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyo.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,467 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>