Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo tegay Muqdisho si uu uga qayb galo aaska Prof Cali Khaliif

October 10, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madax weyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Muqdisho, Madaxweyne ku-Xigeenka ayaa ka qeybgalaya Aaska Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya AHUN Cali Khaliif Galayr.

Xubno isugu jira Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maamulka Gobolka, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ayaa Madaxweyne ku-xigeen Axmed Karaash kusoo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan Airport ee Muqdisho.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,467 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>