Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo laga hadlay Amniga iyo Covid19
(October 22, 2020)
Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorshaha horumarin
Shabaab badan oo lagu dilay dagaal ka dhacay Baay
(October 21, 2020)
Saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolka Bay ayaa sheegay in tiro ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen howlgallo ay ka sameeyeen agagaarka degamada Diinsoor ee gobolka Baay. Dagaalka ay
Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo magacabaaya golahiisa wasiiradda.
(October 19, 2020)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa waxaa uu magacaabay golaha wasiiradda xukuumada Federaalka Soomaaliya, Golaha xukumada cusub ayaa waxaa ay
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo u safray Baydhabo
(October 19, 2020)
Garoowe:-Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Koonfu
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]
(October 18, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe. Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka muuqatay guusha iyo doorkii muhimka ahaa ee uu ka
Madaxweynaha Gal-Mudug oo booqdayCiidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Qeybta 21aad.[Video]
(October 17, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa ku booqday Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Qeybta 21aad deegaano ay ka socdaan howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaa
Guddiga Shuruucda & Caddaaladda Golaha Wakiillada Puntland oo kulmay
(October 17, 2020)
Garoowe:-Guddiga Shuruucda & Caddaaladda Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa Xarunta Golaha kulan kula qaatay Madaxda Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta, Dhaqan-celinta Iyo Dastuurka DP
Madaxtooyada Puntland iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha oo kulmay.[Masawiro]
(October 17, 2020)
Garoowe:-Shirkan oo labadii bilood ay mar iskugu yimadaan Madaxtooyada Puntland iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay'adaha Madax banaan ee Dowladda Puntland ayaa maanta ka furmey magaalada
Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka
(October 15, 2020)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan lag
18 ka mid ah Militariga Soomaaliya iyo taliyahooda oo weerar lagu dilay
(October 15, 2020)
Ugu yaraan 18 ka tirsan ciidanka milatatiga dawladda Soomaaliya ayaa lagu dilay weerar dhabbagal ah oo shalay galab ka dhacay duleedka degmada Afgooye. Ilo kala duwan ayaa noo sheegay in ciidanku

« Previous PageNext Page »