Guddi heer wasiiro ah oo loo magacaabay soo dhoweynta Madaxweynaha Dowladda Puntland
(October 15, 2020)
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo maanta Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada ayaa guddi heer wasiiro ah u magacaabay so
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ku baaqay xoojinta amniga Degmada Burtinle.[Video]
(October 14, 2020)
Burtinle:-Hadal jeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dowladda Puntland Maxamed Dhabancad uu ka jeediyey Shir looga hadlayo xoojinta amniga oo ka dhacay Degmada Burtinle ee Gobal
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland oo ku sugan degmada Xarfo
(October 13, 2020)
Gaalkacyo:-Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen.Cabdi Xasan Xuseen ayaa kormeer ku tagay kantaroolka Cashuuraha Wasaar
Madaxweyne Farmaajooo la kulmay Ehelada iyo Qaraabadii Allaha u naxariistee Prof Cali Khaliif
(October 12, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Marxuum Cali Khalii
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo la shiray ganacsatada iyo odayaasha degmada Xarfo ee gobolka Mudug.[Masawiro]
(October 12, 2020)
Xarfo:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dowlada Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ahna Guddoomiyaha Guddiga tirakoobka iyo diiwangalinta ciidamada difaaca Puntland oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Bo
Puntland oo xukuntay Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Dagaal ka dhacay Galgala.[Video]
(October 12, 2020)
Garoowe:-Maxkamada Darajada Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool ayaa xukun ku riday sadex nin oo ka tirsanaa Kooxda argagixisada Al Shabaab oo Ciidamadu a
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(October 11, 2020)
Garoowe:-Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho kasoo laabtay ayaa galabta lagu soo dho
Ku-Simaha Madaxweynaha Puntland oo qaabilay qoyskii alle ha u naxariistee Rw Cali Khaliif Galayr.
(October 11, 2020)
Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qaabilay qoyskii alle ha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore Cali Khaliif Ga
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka Prof.Cali Khaliif Galeyr oo Muqdisho Lagu aasay
(October 10, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ah
Wasiirka Arrimaha Gudaha PL oo laga waraystay korar lagu sameeyey golaha deegaanka ee Badhan.[Video]
(October 10, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland oo la hadlay Puntland TV ayaa ka warbixiyay doorka Puntland ay ka qaadatay heshiiskii arrimaha dooras

« Previous PageNext Page »