Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Gabadh lagu dilay Boosaaso[Video]

October 25, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta Booqday Isbitaalka Weyn ee magaalada Bosaaso ,Booqashada Taliyaha ayaa waxaa ay daarnay in ay baaritaan ku sameeyaan Gabadh Yar Oo Lagu Dilay Duleedka Bosaaso, Howlwadeenada Isbitaalka weyn ee Boosaaso ayaa waxaa ay u xaqiijyeen Taliska Ciidanka Boosaaso in aysan jiri wax kufsi ah oo lagu sameeyey gabdha la dilay balse gaari uu ka jiiray madaxa

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Oo La Hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in ay Wadaan Laamaha Amaanka Gobalka Bari Baaritaan Ku Aadan Cidii Ka Danbeesay Dilka Gabadha Waxaana Uu Shacabka Ugu Baaqay In Ay Ka Shaqeeyaan Deganaanta Amniga Bosaaso Kana Warsugaan Inta Cadaalada La Horkeeni Doono Dadkii Falkaas Geestay.

Hoos ka Dawo shirka jaraaid Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>